Skip to content

Latest commit

 

History

History
130 lines (74 loc) · 4.91 KB

documentation-afsomali.md

File metadata and controls

130 lines (74 loc) · 4.91 KB

AFSOOMAALI

KU AQRI AF-SOOMAALI

Ku soo dhawow LUUQAD oo ah open source project ah

LUUQAD Logo

LINK-GA AAD KA ARKI KARTO WEBSITE-KA: https://luuqad.com

HORUDHAC

Waad Ku mahadsantahay daneyntada aad daneyneyso inaad waxaad ku darto LUUQAD, projectigeena open source-ka ah ujeedkiisu waa inan dhisno madal u fudedaya dadka inay bartaan luuqada english-ka si dhexgal ah oo waxtar leh. LUUQAD waxa lagu dhisay Next.js 13, Prisma, iyo PlanetScale.

Qaybaha uu ka koobanyahay

Maxuu yahay Project-gaan.

LUUQAD waa Project Open Source ah kaas oo lagu barto Barashada Ingiriisiga kaas oo ujeedadiisu tahay in la abuuro goob is-dhexgal ah oo isticmaalayaashu ay ku bartaan Ingiriisiga waqti kasta. Madalku waxa uu bixiyaa casharo kala duwan, layliyo, su'aalo, iyo astaamo raadraac si loola socdo isbadalkoda. Hadafkayagu waa inaan ka dhigno barashada luqadda waayo-aragnimo lagu raaxaysto bartayaasha adduunka oo dhan.

Sidee Wax ugu dari kartaa project-gan

Waxaan soo dhawaynaynaa wax ku biirinta kuwa code-ka qora, naqshadeeyayaasha, muuqaal sameyayasha, iyo qof kasta oo xiiseeya waxbarashada luqadda. Waa kan sida aad uga qayb qaadan karto:

Soo dagsashada waxyaabaha aad u baahantahay si aad wax ugu darto

  1. Hubi inuu kugu jiraan Node.js iyo npm (Package Manager) Mashiinkada.

  2. Ka sameyso kayd kan lamid ah gudaha mashinkada adigoo terminal-ka ku qoraya

       git clone https://github.com/duraanali/luuqad.git
       cd luuqad
  3. Soo dagso waxa yaabaha daruuriga u ah ka shaqeynta project-gan

       npm install
  4. Samee database iyo prisma

    • Raac tilmaaha ku hagaya ay leedahay prisma si aad u sameyso database connection iyo schema

    • Samee .env file la yiraah adigoo ka raacaya .env.example-ka horay u sameysnaa sidoo kale dib u habeyn ku samee variables-ka daruuriga u ah meesha

Soo gudbinta waxa aad ka badashay

  1. Ka hor inta aadan bilaaban ka shaqeynta project-ga ama xalin cilad, qeybta main ka sameyso branch aad terminal-ka ku qoroya:

    git checkout -b feature/your-feature-name
  2. Wax ka badal soona tijaabi marka hore

  3. Soo gudbi wixii aad ka badashay adigo soo raacinaya fariin:

    git commit -m "Add feature/bug fix - Your detailed description here"
  4. Intaa kadibna ku soo push-gareey branch-ga kaydka online-ka ah:

    git push origin feature/your-feature-name
    
  5. Soo fur Pull Request (PR) adigoo ka soo furaya branch-gaga kuna daraya main. Ka bixi faahfaahin buuxda waxaa aad soo sameysay marka aad soo fureyso Pull Request

Habka Naqshadeynta

Fadlan raac hab-ka code qorista iyo naqshadeynta aan ku bayaaninay style guide si loo ilaaliyo joogtaynta project-ga oo dhan.

Ku soo darida wax cusub

Haddii aad qorsheyneyso inaad ka shaqeyso wax cusub oo muhiim ah, waxaa wanaagsan inaad marka hore kala hadasho kooxda. Furo issue si aad u soo jeediso fikradaada oo soo ururiso jawaab celin ka hor inta aanad bilaabin fulinta.

Schema (Ma dhameystirna)

Authentication

User: id, name, email, password, type, created_at, updated_at (Kuwa laga tagi karo: location, age, etc.)

Lessons

Lesson: id, title, description, slug, level, status, created_at, updated_at

Units

Unit: id, lesson_id, title, description, slug, status, created_at, updated_at

Questions

Question: id, unit_id, title, description, slug, status, created_at, updated_at

Answers

Answer: id, question_id, answer, is_correct, status, created_at, updated_at

User and Lessons

user_lessons: id, user_id, lesson_id, created_at, updated_at

Soo gudbinta Cilad

Haddii aad la kulanto cilad, ama aad heyso talo, ama aad u baahan tahay sharaxaad dheeri ah, fadlan hubi issues-ka jira iyo doodaha. Haddii aan weli la soo sheegin, samee issue cusub oo leh cinwaan sifayn iyo macluumaad faahfaahsan.

Qeybta Wada Hadalka iyo Kooxda

Ku soo biir bulshadayada si aan is kaashi u sameyno, u waydiiso su'aalo, oo aad ula socoto horumarka project-ga:

License

LUUQAD waxa uu heystaa MIT license. haddi wax ku dareysanaysana macnahedu waxay tahay waxaad aqbashay in license la saaro wax ku daristaada

Aan ka wada shaqayno si aan u abuurno madal Ingiriisi xiiso leh oo waxtar leh oo loogu talagalay bartayaasha adduunka oo dhan! Wax ku biirin farxad leh! 🚀